Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Ankara (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa gaaray Maagalada Ankara. Xasan Sheekh iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ankara kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Turkiga, waxaana loo galbiyay madaxweynaha iyo wafdigiisa goob gaar ah oo la dejiyay. Caleemo saarka madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Ankara (Sawirro)